• info@xisbiga-isbahaysiga-mustaqbalka.org
  • +252628977504

Diiwaan Gelinta Dhisidda Mustaqbalka
Soomaaliya
Qayb ka noqo ololahayaga
iska diiwaangali war helidda
Diiwaan Gelinta Aannu Horumarinno
Soomaaliya
Qayb ka noqo ololahayaga, iska diiwaangali war helidda.
Nagala soco Twitter iyo Facebook maanta oo nagu soo biir
XISBIGA (XIM)

XUBINNIMADA

Xubinnimada XIM wuxuu u furan yahay qof walbo oo Soomaali ah, rag iyo dumar oo qaan-gaar ah, ku sugan dalka iyo dibedda, aaminsan mabaadii'da, hiigsiga iyo Dastuurka Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (XIM).
Ku soo dhowoow xubinnimada Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (XIM).
1261476
qof ayaa ku biiray ololahan
Himiladeenna
Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka​ (XIM)

Himiladeenna

Hiigsiga

Hiigsiga

Mabaadii'da

Mabaadii'da

Ujeeddooyinka

Ujeeddooyinka

Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka wuxuu hiigsanayaa in Soomaaliya noqoto:

  • Dal ku dhisan cadaalad.
  • Dal nabad ah oo barwaaqaysan.
  • Dal leh Dastuur dhamaystiran ee ku yimid afti dadwayne.
  • Dal dhowro xuquuqda qofka.
  • Dal Islaamka sal u ah.
  • Dal ummadda Soomaaliyeed wada leedahay.
  • Dal dhowro Heshiisyada iyo Caalaamiga ah iyo Sharciga Dawliga.
  • Dal daris-wanaaggiisu fiican yahay.

Waxbadan Ogow

Mabaadi'da Ololaha
Mawqifyada Siyaasadda

Mabaadi'da Ololaha

Ku Soo Biir Dagaalka Loogu Jiro Isbedelka

Naga Caawi Inaan Keeno Isbedelka Aan U Baahanahay

XEERKA XISBIGA
Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (XIM)

XEERKA XISBIGA

WhatsApp Image 2020-07-01 at 03.58.16
Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka Sticker-01
WhatsApp Image 2020-07-01 at 01.03.03

Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (Alliance for the Future Party) waxaa lagu aasaasay caasimadda Soomaaliya, Muqdisho, 04/11/2019, si looga qayb qaato nidaamka xisbiyada badan ee dalka laga hirgelinayo, waxna uga beddelo nolosha ummadda soomaaliyeed, una soo celiyo rajada mustaqbalka, gaar ahaan dhallinyarada.

  1. Magaca Xisbigu waa Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (Alliance for the Future Party). Xarunta Xisbiga waa Muqdisho, wuxuuna xarumo ku yeelanayaa gobollada dalka iyo dibeddaba.
  1. Astaanta xisbiga waa labo gacmo midbakooda bluug ah, faraha cirka u jeedo, dushana ka saaran san xiddigo dahabi ah. Gacmaha bluugga hoostooda waxaa ku qoran magaca xisbiga, isagoo af-soomaali iyo af-ingiriis ah.
  1. Calanka xisbiga waa caddaan dhexda kaga taalo astaanta xisbiga.
  1. Xarunta dhexe ee xisbigu waa caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdishu.
Ujeeddooyinka Xisbiga sbahaysiga Mustqbalka waxaa sal u ah:
  1. Ka qayb-qaadashada hirgelinta nidaamka xisbiyada iyo xoojinta dimuqraadiyadda.
  1. Dhismaha hayaddo dalka hoggaamiyo, hanta, xaalliyo amniga, dib u dhiso garsoorka, kobciyo dhaqaalaha, soo celiyo rajada dadwaynaha.
  1. Mabaadii’da Xisbiga loo aasaasay waa Soomaaliya oo nabad ah, midaysan, sharciga lagu wada dhaqmayo, laga garanaynin qof jeclaysiga, hayb-sooca iyo xagjirnimada.
Xubinnimada XIM

Ha Moogaanin Wararka Bilaha

Golaha Dhexe
Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka (XIM)

Golaha Dhexe

Aasaasayaasha XIM
1261476
Diiwaangelin